Wararka Maanta
Garoowe= Deeq Raashina Oo Loo Qaybiyay Dadkii Ay Abaartu Saamaysay
Soomaliya waxaa kajira abaar dadkii iyo duunyadiiba dhib ku hayso madaama roobabakii lasugaayey lawayey, raashin ay soo dhiibeen jaaliyada dibada ayaa loo qaybiyey dad dan […]
Daawo:Qaabkii ay udhacday Dhaartii Xildhibaanada Soomaliya Video+Sawiro
Xafladda lagu maamuusaayo dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho,gaar ahaan dugsiga Booliiska ee Jeneraal Kaahiye, Madaxda dowladdaSoomaaliya, kuwa maamul […]
Baarlamaanka Soomaaliyeed oo yeeshay Guddoomiye ku meel Gaar ah
Munaasabadda dhaarinta ayaa sheegaya in la soo gabagabeeyay dhaarinta xildhibaanada labada aqal, waxaana kadib Xubnaha la dhaariyay u doorteen Shir gudoonka ku meel gaarka ah […]
Xafladda dhaarinta xildhibaanada cusub oo ka socota Muqdisho
xaflada dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa saaka ka socota magaalada Muqdisho taasoo lagu qabandoona dugsiga sare ee booliiska. Xaflada dhaarinta xildhibaanada cusub […]
Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran oo go’aan ka gaaray kuraasta khilaafka ka taagnaa
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 25 – 26 Disembar 2016-ka. Kulankan wuxuu daba socday kullankii madasha ee lagu qabtay magaalada […]
Dagaal Ka Bilowday Duleedka Kismaayo oo Udhaxeeya Shabab iyo Ciidamada Jubbaland
Dagaal xoogan oo u dhaxeeya dadka xoolo dhaqatada ah, iyo Ciidamada Maamulka Jubba-land oo iskaashanaya iyo Shabaab ayaa kabilowday Galbeedka Magaalada kismaayo ee caasimada KMG […]
Jimciyda Salaam ayaa deeq raashin ah u qaybisay dadka abaartu saamaysau ee gobolka Sanaag
Jimciyda Salaam ayaa deeq raashin ah u qaybisay dadka abaartu saamaysau ee gobolka Sanaag deeqdaan waxa soo diray Jaaliyada soomaliyeed ee Denmark waxaana loo qaybiyey […]
Daawo Odayaal iyo waxgarad Walaac Ka Muujiyay Faragalinta dalalka shisheeyaha ay hayaan Doorashada Soomaaliya
Qaar kamid ah Salaadiinta beelaha Soomaliyeed oo Kulan Balaaran ku yeeshay Magaalada Muqdisho oo ay ka soo qeyb galeen Qeybaha kala duwan ee Bulshada islamarkaana […]
Daawo:Aqoon yahan Jamal Cabdulaahi oo shaaciyey inuu usharaxan Yahay Aqalka Congresska Maraykanka
Doorashada Congreska Maraykan ee dhacaysa Sanadka dambe gaar ahaan kursiga Minnesota’s ayaa waxaa usharaxan aqoon yahay Jamaal Cabdulaahi oo aqoon yahay lasoo shaqeeyey shirkado waa […]