Daawo:Aqoon yahan Jamal Cabdulaahi oo shaaciyey inuu usharaxan Yahay Aqalka Congresska Maraykanka

jamal

Doorashada Congreska Maraykan ee dhacaysa Sanadka dambe gaar ahaan kursiga Minnesota’s ayaa waxaa usharaxan aqoon yahay Jamaal Cabdulaahi oo aqoon yahay lasoo shaqeeyey shirkado waa wayn oo kajira dalka Maraykanka.

Jamaal Cabdulaahi ayaa sheegey haduu ku guuleysto kurisgaan inuu wax wayn uqaban doono jaaliyada Soomaliyeed kana hortagi doono hadalada xun xun ee madaxwayanah Maraykanka kasoo yeeraya kuwaas oo kor dhiyey nacaybka loo qabo Bulshada soomaliyeed, waxuuna ugu baaqay umada soomaliyeed meelay joogta inay garab istaagaan hadey ahaan lahayd cod iy dhaqaalaba
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.