Wararka Maanta
War Hada Soo dhacay: Bananbax Kadhacay Muqdisho iyo Ciidmada Xasilinta Magaalada Muqdisho Oo goobta Soo gaaray”Sawiro”
Wararka aan kahelayno Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta xiran yihiin Wadooyinkeeda qaarkood waxaana jira dibadbaxyo ay dhigyaan qaar ka mid ah dadka ku Shaqesta […]
Dhagesyo:Gudoomiye Jawaari oo ka warbaxshay Safar Mahiim ah oo uu ku aaday Dalka Dibadiisa
Gudoomiyaha golaha shacabka jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta u amba-baxay dalka Koofur Afrika, isagoo ka qeybgali doona shirka guddoomiyeyaasha baarlamanada […]
Akhriso:Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Golihiisa Wasiirada
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr c/wali Maxamed Cali Gaas ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay Golihiisa wasiradda Cusub oo isugu jira wasiiro cusub iyo kuwii hore. Liiska Golaha […]
400 dhalinyaro ah oo ka faa’idaystay tababar shaqo abuur ah oo Muqdisho ka dhacay
Magalaad Muqdisho waxaa ka soconaya dadaalo ku aadan sidii loo heli lahaa wadiiqooyin sahlaya in dhalinyaradu ay helaan fursado ay ku shaqeysataan ayagoo ku biiraya […]
Daawo:Jawaari Oo Hanbalyo U Diray Gudoomiyaha G Wakiilada Somaliland
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta hambalyo u diray Baashi Max’ed Xaashi oo maanta ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyenimo ee Golaha Aqalka Wakiilada Soomaaliland.
Nairobi: Waxgarad ka Soo Horjeedo Madaxweynaha Hirshabeele kuna baaqay in Xilka Laga qaado
Kulan balaaran oo isugu yimaadeen waxgarad,dhalinyaro,haween iyo ganacsato ayaa waxaa lagu qabtay magaalda Nairobi ee dalka Kenya waxaan soo qaban qaabisey beel kamida beelaha Hirshabeele […]