Nairobi: Waxgarad ka Soo Horjeedo Madaxweynaha Hirshabeele kuna baaqay in Xilka Laga qaado

Kulan balaaran oo isugu yimaadeen waxgarad,dhalinyaro,haween iyo ganacsato ayaa waxaa lagu qabtay magaalda Nairobi ee dalka Kenya waxaan soo qaban qaabisey beel kamida beelaha Hirshabeele waxayna ka dhaliileey qaabka madaxwaynaha hirshabeele wax uwado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.