Wararka Maanta
Dhageyso:Qudbadii olalaha doorashada ee Raysawasaare sharmaake ujeediyey Xildhibanada Jubbaland
Ra’iisal wasaaraha soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa maanta kulan kismaayo kula qaatey xubnaha labada aqal eebaarlamaanka soomaaliya ee dhawaan lagu soo doortey magaalada kismaayo […]
Idaacadda Bayaan oo qalab waxbarasho gaarsiisay Jaamacadda Gedo ee Beledxaawo
Idaacada Bayaan ee ku taala degmada Baladxaawo ayaa waxay Kitaab kala duwan kuwareejisey Jaamcada Gedo ee Baladxawo, waxgaradka iyo maamulka Jamacada Gedo ayaa ugu mahadceliyey […]
Daawo:Warbixin= Dhismaha Darbiga ay kadhisayso Xuduuda Kenya Iyo Somaliya
Kenya ayaa waxay bilowday darbi wayn oo laga dhisaayo xududa udhaxaysa Kenya iyo soomaliya kasoo kenya uga dan leedahay inuu ka hortago weerarada alshabab kuso […]
Daawo:Ra’iisal wasaaraha soomaaliya Cumar C/rashiid oo kulan kismaayo kula qaatey xubnaha labada aqal ee baarlamaanka
Ra’iisal wasaaraha soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa maanta kulan kismaayo kula qaatey xubnaha labada aqal eebaarlamaanka soomaaliya ee dhawaan lagu soo doortey magaalada kismaayo […]
Daawo:Hay’ada Alraxma foundation oo biyo dhaamis kasameysey Degaano udhow Degmada Caabudwaaq ee gobolak Galgaduud
Waxaa Soomaliya kajira abaaro dadkii iyo xoolihii dhameeyey madaama roobkii lasugaayey daahay hadaba hay’ada Al Raxma ayaa deeq biyo dhaamisa kasameyeysey deeganaada u dhaw Degmada […]
Qalab Cafimaad oo Loo diray Isbitalka Midnimo Lagana Diray Sweden ayaa Gaaray Caabudwaaq “Masawiro”
Waxaa Wadanka Sweden laga diray qalab Caafimaad oo aad usareeya oo wax badan kabadalaya baahida kajirta Isbitaalka Midnimo Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Galgaduud iyo deegaanada […]
Daawo:Munaasabadii lagu dhagax dhigay Dhismo lagu siyaadinayo Isbitaalka Degmada Balanbal
Waxaa degmada Balanbal ee gobolka Gedo laga dhagax dhigay balaarin lagu sameynaya isbiyaalka guud ee degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud, dhismaha isbitaalka iyo solar lagalinaayo […]
Daawo;Qaabkii loo soo dhaweeyey raysawasaaraha somalia oo soo gaarey kismaayo
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo Wafdi uu Hogaamiyano ayaa Galabta tagay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.