Daawo:Ra’iisal wasaaraha soomaaliya Cumar C/rashiid oo kulan kismaayo kula qaatey xubnaha labada aqal ee baarlamaanka

Ra’iisal wasaaraha soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa maanta kulan kismaayo kula qaatey xubnaha labada aqal eebaarlamaanka soomaaliya ee dhawaan lagu soo doortey magaalada kismaayo
si uu codkooda u helo xiliga doorashada madaxtinimada dalka soomaaliya oo uu musharaxa u yahay.
Hoos ka daawo Wariye Maxammed Kaasim.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.