Daawo:Hay’ada Alraxma foundation oo biyo dhaamis kasameysey Degaano udhow Degmada Caabudwaaq ee gobolak Galgaduud

Waxaa Soomaliya kajira abaaro dadkii iyo xoolihii dhameeyey madaama roobkii lasugaayey daahay hadaba hay’ada Al Raxma ayaa deeq biyo dhaamisa kasameyeysey deeganaada u dhaw Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galagduud.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.