Daawo:Munaasabadii lagu dhagax dhigay Dhismo lagu siyaadinayo Isbitaalka Degmada Balanbal

Waxaa degmada Balanbal ee gobolka Gedo laga dhagax dhigay balaarin lagu sameynaya isbiyaalka guud ee degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud, dhismaha isbitaalka iyo solar lagalinaayo degmada Balanbal ayaa iska kashanaya ururka Tabar wadaag iyo Hay’ad.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.