Idaacadda Bayaan oo qalab waxbarasho gaarsiisay Jaamacadda Gedo ee Beledxaawo

Idaacada Bayaan ee ku taala degmada Baladxaawo ayaa waxay Kitaab kala duwan kuwareejisey Jaamcada Gedo ee Baladxawo, waxgaradka iyo maamulka Jamacada Gedo ayaa ugu mahadceliyey maamulka iyo mulkiilaha idaacada bayaan sida wanagsan ay Kitaabadaan usoo gaarsiiyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.