Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

mogadishu

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Qarax Miino oo lala beegsaday Ciidamada xooga ee G.Hiiraan.

28th March 2018 admin 0

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegay in qarax Miino lala beegsaday ciidamada xooga Soomaaliya ee ku sugan gobolka Hiiraan ciidamadaan ayaa qaraxa waxaa lagula […]

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu xeray Zimbabwe

28th March 2018 admin 0

Booliiska Dalka Zimbabwe ayaa Xiray 14 ruux oo u badan Soomaali, waxaa lagu eedeeyay in ay wadanka ku galeen si sharci darro ah. Booliska ayaa […]

Wasiirka Amniga Jubbaland oo gaaray Baledxaawo

27th March 2018 admin 0

Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur Janan ayaa gaaray magaalada Baledxaawo ee gobolka Gedo. Sababta uu u tagay Wasiirka Baledxaawo ayaa […]

Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Qamri

27th March 2018 admin 0

Wararka naga soo gaaraya dekedda Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidanka dowladda ee ku sugan Dakadda  Muqdisho, ay gacanta  ku dhigeen Kunteenar ay […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Wasaarada gaashaandhiga kula kulmaya Saraakiil dhalin yaro ah

27th March 2018 admin 0

Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya) ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga wuxuu kula kulmayaa saraakiishii Dhalinyarada aheyd ee dhawaan loo dhiibay hoggaanada qaar ee Ciidanka. […]

Ciidamada Amaanka oo Maanta Xiray qaar ka mid ah waddooyinka Magaalada Muqdisho

27th March 2018 admin 0

Sida ay Sheegayaan Wararka Waxaa maanta xiray Qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho, iyadoo lagu soo daadiyay ciidamo aad u fara badan, waxaana arrintan ay […]

Al Shabaab oo ka hadlay Darbiga BeledxaawoMogadishu.

27th March 2018 admin 0

Al Shabaab ayaa ka hadlay qorshaha dowladda Kenya ay darbiga kaga dhiseyso xuduuda u dhaxeyso labada dowladdood ee Kenya iyo Soomaaliya. Afhayeenka Al Shabaab Sheikh […]

Soomaaliya iyo Kenya oo maanta ka wada hadlaya xiisada Beled Xaawo

27th March 2018 admin 0

Waxaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa in ay kulmaan Masuuliyiin ka tirsan Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya, si ay uga wada hadlaan dhibaatada ka tgaagan […]

No Image

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmaya saraakiil Millitari

27th March 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa saakay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga wuxuu kula kulmayaa saraakiishii Dhalinyarada aheyd ee dhawaan loo dhiibay hoggaanada qaar […]

Weeraro iyo dil xalay ka dhacay gobolada SH/Hoose iyo Jubbada Hoose.

27th March 2018 admin 0

Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa xalay waxaa ka dhacay dil iyo weerar lagu qaaday ciidamada AMISOM. Degmada Afgooye dabley hubeysan ayaa ku dishay Wiil dhalinyaro ah, […]

Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka oo kawada hadlay arinta la xariirka shirkada DP World

27th March 2018 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Muqdisho Maxamed Axmed Al-Cusmaan Xamaadi, si wax looga weydiyo arimo dhowr ah oo […]

aqalka sare

AKHRISO:-Golaha Aqalka sare oo markale go`aan ka soo saaray Mooshinka ka dhanka ah G.Jawaari

25th March 2018 admin 0

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq iyo talooyin ka soo saaray mar kale khilaafka Golaha Shacabka ee ka dhashay mooshinka laga keenay Guddoomiyaha […]

balad

Shacabka D/Beladxaawo oo loogu baaqay in ay ka guuraan goobaha uu marayo Derbiga ay dhiseyso Kenya

25th March 2018 admin 0

Maamulka degmada Beladxaawo ee gobolka Gedo ayaa shacab degan goobaha uu sameeyay dhismaha Darbiga Kenya ku amray in ay si deg deg ah uga guuraan. […]

Qarax loo adeegsaday gaari oo ka dhacay duleedka Muqdisho

25th March 2018 admin 0

Sidda ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya degaanka Siinka dheer Qarax Khasaare geystay oo loo adeegsaday gaari nooca raaxadda ah ayaa halkaasi ka dhacay. Waxaa […]

No Image

Munaasabadda Isku dhafka Baarlamaanada Galmudug iyo Ahlusunna oo ka socota Dhuusamareeb

25th March 2018 admin 0

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo ay ka qeyb galayaan Madaxda Galmudug, taasoo loogu tala galay in la isku dhafo baarlamaanada Galmudug […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 117 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes