Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

mogadishu

gaas

TOP: Puntland oo sheegtay in ay ku gorgortameysa aqbalaadda Nidaamka 4.5

15th February 2016 admin 1

yadoo ay wali ka biyo diidsantahay in awooda baarlamaanka soo socda sanadkaan 2016 ee Soomaaliya lagu soo xulo 4.5 ayey suurtogal tahay in maamulka Puntland […]

kenya

Nairobi: Qaar kamid ah Gobolada Kenya oo ay ka bilowdeen kacdoon ka dhan ah Dowladda kadib Weerarkii Ceelcadde.

15th February 2016 admin 2

Madaxda Gobolka Trans Mara ee Dalka Kenya ayaa Dowladda Kenya ka dalbaday inay Magdhow ka bixiso Askartii ka soo jeedday degaankaasi ee Al-shabaab ku laayeen […]

Daawo: Sharciga axsaabta siyaasada dalka Barlamaanka dadajindoono

15th February 2016 admin 3

Gudoomiye kuxigeen gudiga arimaha gudaha iyo abniga barlaamaka Soomaliyeed Xildhibaan Jeesow mir uu saxaafada lahadlaayey sheegey inuu barlamaanka soo dadjin doono sharciga asxaabta siyaasada, xxildhibaan […]

daawo:56aad Ciidanka Cirka Soomalaiyeed

14th February 2016 admin 1

Munaasabad loogu dabaaldagay 56 guuredii markii dhidibada loo taagey ciidanka Cirka Soomaliyeed ayaa lagu qabtey magaalo madaxda soomaliyeed ee Muqdishu xafladaan waxaa kasoo qaybgaley . […]

Daawo:Doolow ciidamada tobaber loogu soo xiray

13th February 2016 admin 4

Qaar kamida ciidamada xooga dalka Somaliyeed ayaa tobaber in mudo usocday lagu soo gabagabeeyey Doolow tobobarkaan waxaa bixinayey dawlada itoobiya oo inta badan looga baranin […]

DAAWO: AXMED MADOOBE MIYAA QALDAN MISE AFHAYEEYKIISA SERAAR

29th January 2016 admin 0

Madaxwaynaha jubbaland ayaa Kismaayo ku noqday kadib markuu Muqdishu uga qaybgalay shirkii wadatashiga dorshada 2016 mar uu saxaafada kula hadlay Kismayo ayuu sheegay in uu […]

DAAWO MAAMULKA KISMAAYO OO SAMEEYEY CIIDAN NABADSUG AH OO BEESHA AXMED MADOOBE KASOO WADA JEEDA

27th January 2016 admin 0

Maamulka kismaayo ayaa sameyey ciidan nabadsug ah oo shacabka Somaliyeed inay kamid noqdaan loo diiday, ciidankaan dhamaantood ayaa waxay kasoo jeeda hal beel sida ay […]

Posts pagination

« 1 … 116 117

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes