Daawo: Sharciga axsaabta siyaasada dalka Barlamaanka dadajindoono

Gudoomiye kuxigeen gudiga arimaha gudaha iyo abniga barlaamaka Soomaliyeed Xildhibaan Jeesow mir uu saxaafada lahadlaayey sheegey inuu barlamaanka soo dadjin doono sharciga asxaabta siyaasada, xxildhibaan Jeesow ayaa sheegay in sharcigaan barlaamanka soo gaarey aanu gacanta ku hayno maalmo gudahoodna kusoo dhameyn doona, shacabka soomaliyeed ay heli doonan sharcigii lagu hogaaminlahaa asxaabta xabdan.
Hoos kadaawo






Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.