Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

kismayo.gedo

guudlaawe

Madaxwaynaha Hirshabeelle ayaa Gudoomiyey Kulan Lagu Hormarinayo Caasimada Jowhar

2nd February 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan la qaatay Maamulka Gobalka Shabeellada Dhexe iyo kan degmada Jowhar. Kulanka ayaa diirada lagu […]

Cabdifitaax

Dowlada Soomaaliya oo Hortaagan Maydkii Cabdifaax Nuur Mataan in Gedo La Geeyo

28th January 2025 admin 0

Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa Isbaaro u dhigatay oo diiday inay diyaarad loogu qaadi Baaladxaawo meydka allaha umaxariistee Guddomiye Cabdifitaax Nuur Mataan.

Diyaaraddaawo

Gedo Wax Qabad Dhab ah Bay rabtaa ee Ma Rabto 10 loor oo Raashin ah

3rd January 2025 admin 0

Dowlada Soomaaliya oo maanta diyaarado sida raashin gargaar ah ka dejisay degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Dowlada Soomaaliya waxay mudo ku dhow labo Sano dhagaha […]

fiqi

Dowlada Soomaaliya ayaa Cambarayn ujeedisay Itoobiya Halka ay Wafti U dirtay Addis

23rd December 2024 admin 0

Dawladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaaraynaysaa falka xadgudubka ah ee maanta ay Ciidamada Itoobiya ka geysteen magaalada Doolow ee Soomaaliya. Saaka abaare […]

Fartaag

Wasiir Fartaag oo Fashil Kala Kulmay Kulankii uu la qaatay qaar kamida bulshada Garbahaaray.

20th December 2024 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan BFS ayaa maanta la kulmay maamulka […]

Astaan

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaalka ka socda magaalada Ceerigaabo

16th December 2024 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta XFS  ayaa baaq nabadeed u direysa beelaha walaalaha ah ee colaadda ku dhexmareyso magaallada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag. Qoraal […]

calan

Maxaa sabab u ah 12 Octoobar in aan meelna laga xusin calanka Soomaaliya?!!!

13th October 2024 admin 0

Afkii iyo gacanta baa isku Kay dhegay maanta oo 12ka Octoobar oo dalka iyo dibada meelna aan laga soo hadal qaadin calanka Soomaaliya oo maanta […]

Aadanmadoobe

Daawo:Aadan Madoobe oo Ka Qayb Galay Dhaarinta Wasiiro Dhawaan la Magacaabay

14th April 2024 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Guddiga […]

Puntland

Puntland iyo Madax la tursan Itoobiya oo Addis Ababa Ku kulmay

6th April 2024 admin 0

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada DPL Hon Abdillaahi Bile Nour oo waheeliya Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maax Gabobe iyo Agaasimaha Waxda Duulista […]

shidaal

Daawo:Dowlada Soomaaliya oo meel marisay heshiis shidaal qodis ah oo Turkiga lala galay

27th March 2024 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyey Heshiis ku saabsan soo saarista Shidaalka iyo Gaaska, kaas oo ay […]

saacid

Daawo:Saacid Shirdoon oo Ka hadlay Damaca Itoobiya iyo Burburka Buundooyinka

25th January 2024 admin 0

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Saacid Faarax Shirdoon oo ka qayb galay caleemo saarkii Madaxwaynaha Puntland ayaa ka hadlay Damaca Itoobiya iyo burburka Soo gaaray Buundooyinka […]

wasiir

Wasiirkii Arimaha Dibada Soomaliya oo Iscasilay

18th December 2023 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa sheegay in uu iska Casilay Xilkii Wasiirka Arrimaha Dibadda. Qoraal […]

Bangiga

Sawiro:Wasiiradda Soomaaliya ayaa ansixiyay saddex xubnood oo ka mid noqonaya Gudiga Bangiga Dhexe

24th August 2023 admin 0

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga Sare Bangiga Dhexe, kadib […]

masjid

Muqdisho:Masjidka Daarul-Qur’aan ee Ceelasha Biyaha oo Xariga Laga Jaray

10th August 2023 admin 0

Sheekh Maxamuud Aw-Cabdile Cariif iyo Sheekh Abuukar Xasan Maalin ayaa si wadda jir ah u Daah furay Dhismaha Masjidka Daarul-Qur’aan oo laga Dhisey Deegaanka Ceelasha […]

dhoore

Madaxwayne Xasan oo Xilka ka qaaday Generaal Odawaa iyo Generaal Biixi

19th June 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto lu Magacabay Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyaha ciidanka dhulka […]

Posts pagination

1 2 … 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes