Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Dhageyso: Dibdbax cabasho ah oo maanta ka dhacay degmada Ceelwaaq

22nd May 2016 admin 0

Dibadbax looga soo horjeedo awood qeybsiga golaha wasiirrada ee maamulka Jubbaland ayaa maanta ka dhacay degmada Ceelwaaq. Sahal Macallin Aadan oo ah guddoomiye xigeenka degmada […]

Baaq: Mahadka Caabudwaaq oo Dhamaad Maraya Una Baahan in Gacan Laga Geysto

22nd May 2016 admin 0

Waxaa Degmada Caabudwaaq dhamaad maraya Mahadkii uu hayey Prof Sh Abdirisaaq Warsame Maxamuud oo lagu baranaayo Culuunta Diinta iyo maadiga. dhismaha Macadkaan waxaa qayb wayn […]

dagal

MUUQAAL: Xiisad ka taagan Burco Iyo Maayarka oo ku Tilmaamay xil ka qaadistii mid riyo ah

22nd May 2016 admin 0

https://www.youtube.com/watch?v=zixDczLWvt0

baladwayne

Dadkii ka barakacay fatahaadda iyo colaadda Beledweyne oo ka cabanaya nolol xumo

22nd May 2016 admin 0

Waxaa laga deyrinayaa xaaladda nololeed ee dadki ka barakacay fatahaadda iyo colaadda Beledweyne kuwaasoo ku dhibaateysan duleeddada magaaladaasi. Qoysaska ka barakacay Beledweyne oo gaaray deegaannada […]

Madaxweynaha oo soo saaray xeer lagu meel marinayo heshiiskii madasha watashiga+Dhageyso

22nd May 2016 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka shir Jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa soo saaray xeer lagu dhaqan […]

deg

Sadex Qof oo Dil loogu Gaystey Caabudwaaq

22nd May 2016 admin 0

Allaha unaxariistee waxaa degmada Caabudwaaq gacan ka xaq daran ku dishey sadex qof  Xasan Haraa,Cumar Saleebaan Ashkir iyo nin kale. Gacan ku dhiiglihii ayaa meesha […]

uhura

Daawo: Uhuru Kenyatta: Soomaalidu waa inay iska cafisaa xasuuqii Wagala ka dhacay

22nd May 2016 admin 0
No Image

Daawo: Jawaari oo ku dhawaaqaya in labo maalin uusan jirin kulan baarlamaani ah

22nd May 2016 admin 0

MUUQAAL: Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo booqday Gaarissa

22nd May 2016 admin 0

Boosaaso oo lagu qabtay kulan looga hadlay doorka dhallinta ee siyaasadda

22nd May 2016 admin 0

Wasiir Odawaa oo kormeeray fatahaadda wabiga uu ka sameeyay Shabeellaha Dhexe

22nd May 2016 admin 0

MUUQAAL: Bulshada ku dhaqan Kismaayo oo soo dhoweysay dhismaha xukuumadda cusub

22nd May 2016 admin 0
qudar

Daawo video: Qiimaha qudaarta suuqyada magaalada Kismaayo oo kor u kacay

22nd May 2016 admin 0

Madaxweyne Xasan Sheekh ”Khaadka waa la joojinayaa”

22nd May 2016 admin 0

Daawo Waraysi: dawlada Soomaliya oo Diiday Sucuudiga & Qatar magan-gelyo Ay siiyeen Xasan Daahir Aways (Video)

22nd May 2016 admin 0

Posts pagination

« 1 … 1,639 1,640 1,641 … 1,758 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes