Baaq: Mahadka Caabudwaaq oo Dhamaad Maraya Una Baahan in Gacan Laga Geysto

Waxaa Degmada Caabudwaaq dhamaad maraya Mahadkii uu hayey Prof Sh Abdirisaaq Warsame Maxamuud oo lagu baranaayo Culuunta Diinta iyo maadiga. dhismaha Macadkaan waxaa qayb wayn kageystey ururka samafalka Amaan Organisation (Midnimo iyo waxqabad) iyakoo maalkoodii iyo aqligoodiiba isugu geeyey sidii shacabka Caabudwaaq uheli lahayeen meel ay wax ku bartaan.

Maamulka Macadka Caabudwaaq, waxgaradka iyo ururka Amaan Organisation waxay codsanayaan in qayb wayn laga qaato sidii loo dhamayn lahaa dhismaha iyo  qalabaynta sida Miisaska, kuraasta,Computerka,Mushaarka  waana meelaha uGu fiican in wax lagu sadaqaysto fadlan halaga qayb qaato dhameystirka Macadkaan Caabudwaaq.

Kala xariira Prof Sh Abdirisaaq Warsame Maxamuud 252 907750893
macadka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.