Xafladii Xiritaanka Iskuulka Hoose dhexe Sunlight Caabudwaaq
Waxaa degmada Caabudwaaq kadhacday Xafladii xiritaanka Iskuulka hoose dhexe Sunlight waxaa kazoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada sida waalidiinta,macalimiinta,dhalinyarada,culimada iyo waxgaradka degmada Cabudwaaq […]