Xafladii Xiritaanka Iskuulka Hoose dhexe Sunlight Caabudwaaq

Waxaa degmada Caabudwaaq kadhacday Xafladii xiritaanka Iskuulka hoose dhexe Sunlight waxaa kazoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada sida waalidiinta,macalimiinta,dhalinyarada,culimada iyo waxgaradka degmada Cabudwaaq waxaa shahaado sharaf la gudoonsiiyey ardaydii iyo macalimiinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.