Madaxda Militariga iyo AMISOM oo ka shiray Howlgal kadhan ah Al-Shabaab +Sawiro
Saraakiisha Qeybaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah oo looga arinsanayay dib u billaabista howlgal […]