Cabdi Xoosh Ashkir oo Ka hadlay Balad qaadkii Xasan Shiiq oo Beenoobay

Cabdi xoosh ayaa Sheegay Madax wayne xasan markii doorashad uu galay afar sano kahor ka hadlay inuu wax kabadalaya xaalka dalka maraya sida Amaanka,cadaalada, Musumaasuqa, taasina afarsano kadib wax kama hirgalin waana kasii xumaatay, waxyaabihii xasan shiiq ku eedeenayey madaxdii markaas joogtay asagaa mid kaxun sameeyey.
Hoos kadhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.