Maqal iyo muuqaal:Garbahaarey ururka Bisha Cas oo deeq gaarsiiyey Isbitaalka
Ururka Bisha cas ayaa degmada isbitaalka degmada garbaharey Gaarsiiyey deeq kala duwan oo bukaanka jiifa Isbitaalka ay baahi wayn uqabeen.
Muuqaal:Xasan shiiq oo iskaga hulaylay kooxdii Damjadiid
Madaxweynihi hore soomaaliya xasan sheikh maxamuud iyo qoyskiisa waxa ay maanta ka dhoofeen garoonka diyaaradaha aadan cadde ee magaalada Muqdisho, Xasan sheikh waxaa garoonka ku […]
Michael Keating oo la kulmay jaaliyadda Soomaalida Norwey
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway, waxaana kulanka ku weheliyay ergeyga gaarka […]
Markabkii ay Haysteen Burcad-badeeda oo la siidaayay
Markab oo shidaal siday ayaa dableydu waxa ay Isniintii ka qafaasheen xeebaha Puntland. Afduubka markabka ayaa ah kii ugu horeeyay ee xeebaha Soomaaliya ka dhaca […]
Maqal iyo Muuqaal: Gabdho 15000 oo doolar soo gaarsiiyay dad ku nool Garbaharey
waxaa kajira gobolka Gedo abaar aad u xun oo dhamesysey xoolihii iyo dadkii, Gabdhaha Ururka Gedo Releif Foundation ayaa waxay soo gaarsiiyeen gudiga abaaraha Garbahaarey […]
Maqal iyo Muuqaal: Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee jubaland oo ku dhawaaqay Roob doon
Dalka soomaliya waxaa kajirta abaar aad xun oo dhib ku haysa xoolaha iyo dadka, meelaha qaarkoodna waxa laga sheegayaa in dad badan udhinteen Gaajo iyo […]
Maqal iyo Muuqaal: Shirka Hormuud oooo iska fogeysan inay boobtey Dhulkii Cabdi Xoosh
Dhawaan bay ahayd markii lagu eedeyey shirkada hormuud iyo Hagaamiyaheeda Axmed Nuur Jimcaale inay si bareer ah ay dhaceen dhulkii uu laha ganacsade Cabdi Xoosh […]