Markabkii ay Haysteen Burcad-badeeda oo la siidaayay

markab

Markab oo shidaal siday ayaa dableydu waxa ay Isniintii ka qafaasheen xeebaha Puntland.
Afduubka markabka ayaa ah kii ugu horeeyay ee xeebaha Soomaaliya ka dhaca muddo 5 sano ah.

Dablaydii haysatay Markabkan ayaa siidaayay xalay fiidkii, sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen qaar ka mid ah raggaasi iyo weliba dadka deegaanka.

Markabkaan iyo shaqaalaha saaran ayaa lasii daayey mana jirin wax lacag madax furasha ah oo la siiyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.