Maqal iyo Muuqaal: Gabdho 15000 oo doolar soo gaarsiiyay dad ku nool Garbaharey

lacag

waxaa kajira gobolka Gedo abaar aad u xun oo dhamesysey xoolihii iyo dadkii, Gabdhaha Ururka Gedo Releif Foundation ayaa waxay soo gaarsiiyeen gudiga abaaraha Garbahaarey lacag gaareysa 15000 doolaar, taas oo ah deeqdii soo gaarta garbaharey tii ugu fiicnayd.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.