Ururka Suxufiyiinta Koonfurta Gaalkacyo oo Doortay Gudoomiye Cusub”video+Sawiro”
Koonfurta Gaalkacyo waxaa ka dhacay doorashadii gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Gobolka mudug qaybta Galmudug kadib markii lagaaray waqtigii la dooran lahaa gudoomiye cusub, waxaana doorashadii halkaas […]