Daawo:Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre waxuu kala soo Kulmay intii uu kusugnaa Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kamid yihiin Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kuwaas oo ka soo qeyb galay shirka hoggaamiyeyaasha Midowga Africa oo ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa kulamo kala duwan laqaatey madaxdii kasoo qayb gashay shirkii Midowga Africa waxaana kamida Wasiirka Arrimaha Dibedda Ethiopia oo isla soo qaadeen fulinta qodobadii horey loogu heshiiyey . Waxana iyadoo la fulinayo qodobadaas ay dawladda Itoobiya kusoo wareejineysaa dawladda Soomaaliya 120 maxaabiis Soomaali ah oo waddankaas ugu xiran dambiyo kala duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.