Dhageyso:Caabudwaaq oo shiling somaliga Lagaa diiday iyo Gedotimes oo wax kawaydiisey Bulshada Caabudwaaq

lacag

Waxaa hakad galay isticmaalka Lacagta Soomaliga ah ee magaalada Caabudwaaq gobolka Galguduud, Sababta ganacsatadu u diideen in ay dadka wax kaga iibsadaan lacagta Shilin Soomaaliga ayaa ah markii lacago badan oo ka yimid Baladwayne soo galeen magaalada Caabudwaaq.

Warbaahinta Gedotimes si ay wax oga agaato diidmada lacagta Shilling Soomaliga laga diiday Caabudwaaq ayaa Gedotimes Makrofoonka ladhexmartay dadwaynaha Caabudwaaq waxaana hadaladoodii kamid ahaa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.