Wararka Maanta
Daawo:Cambaareyn iyo eedayn loo soo Jeediyey Maamulka Galmudug iyakoo Xasuuq Kagestey Deegaanda Balicad ee u dhaw Caabudwaaq
Maamulka Galmudug ayaa dilal u gaystey dad rayid ah oo xoolo dhaqto ah dilalkaan aya kadhacay Balicad ee udhaw Caabudwaaq iyo Dhabad, shacabkaas dilakooda waxaa […]
Daawo:Maamulka Kismaayo oo magaacabey Gudiga dorshada aqalka sare oo aan dhe dhexaad ahayn
Gudoomiyaha baarlamaanka jubaland ayaa baarlamaanka jubaland ka dhex magacaabey gudiga doorashooyinka aqalka sare qeybta jubaland, waxaa cod gacan taaga uqaadey isla Barlamaanka Jubbalnd waxa is […]
Dhagesyo:Seerar oo laga wareystey sida loo qabybiyey aqalka sare iyo dacwad laga gudbiyey Maxamuud Sayid
Afhayeenka Jubbaland Seeraar ayaa kawar bixiyey Sidii Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe u qaybiyey Aqalka Sarre waloow cabasho ay ka imaanayso qaybo kamida shacabka Jubbaland walow […]
War la sheegay inuu ka soo baxay QM oo Galmudug loogu baaqay in ay Aqalka sare ka saarto Cabdi Qeybdiid
Warqad Qoraal ah oo uu ku saxiixan yahay Wakiilka Xoghayaha Guud Ee QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Micheal Kitting ayaa lagu sheegay in QM […]
Dhageyso:Jaamacada Galgaduud Cilmi baaris ku saabsan arimaha bulshada oo ay ka sameeyey magaalada Caabudwaq
Hormuudka Jaamacada Galgaduud Maxamuud maxamed cali diri oo ka warbixiyey cilmi baaris ku saabsan arimaha bulshada oo ay ka sameeyey magaalada caabudwaq, Jamacada Galaduud ayaa […]
DegDeg:CabdiWaaxid Cilmi Goonjeex oo ku guuleystey Aqalka sarre
Doorashadii aqalka sarre ee kasocotay Cadaado waxaa ku guuleystey CabdiWaaxid Cilmi Goonjeex oo kasocda kursigii Caabudwaaq.