War la sheegay inuu ka soo baxay QM oo Galmudug loogu baaqay in ay Aqalka sare ka saarto Cabdi Qeybdiid

Warqad Qoraal ah oo uu ku saxiixan yahay Wakiilka Xoghayaha Guud Ee QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Micheal Kitting ayaa lagu sheegay in QM ay Galmudug ugu baaqeyso in Xubnaha Aqalka sare laga saaro Gen.Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, Warka Qoraalka ah ayaa lagu sheegay in QM aysan Ogolaan doonin Xubnihii ka soo mid noqday Qabqableyaashii Soomaaliya in ay ka mid noqdaan Xubnaha Aqalka sare ee Soomaaliya.
14686483_1264497280280961_1316013665_n

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.