Dhageyso:Jaamacada Galgaduud Cilmi baaris ku saabsan arimaha bulshada oo ay ka sameeyey magaalada Caabudwaq

Hormuudka Jaamacada Galgaduud Maxamuud maxamed cali diri oo ka warbixiyey cilmi baaris ku saabsan arimaha bulshada oo ay ka sameeyey magaalada caabudwaq, Jamacada Galaduud ayaa ku hawlanayd mudooyinkaan dambe siday siday horumar xaga arimaha bulshada usameyln lahayd taasoo lagu amaanay tayada waxbarashada jamacada oo xawli kusocota.
Hoos kadhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.