Daawo:Cambaareyn iyo eedayn loo soo Jeediyey Maamulka Galmudug iyakoo Xasuuq Kagestey Deegaanda Balicad ee u dhaw Caabudwaaq

Maamulka Galmudug ayaa dilal u gaystey dad rayid ah oo xoolo dhaqto ah dilalkaan aya kadhacay Balicad ee udhaw Caabudwaaq iyo Dhabad, shacabkaas dilakooda waxaa ka qayb qaatey ciidamada Booliska, Nabadsugida, Militariga ee Maamulka Galmudug. Jaaliyada kasoo Jeeda Jubbaland iyo Galgaduud ee London Uk ayaa cambaareyn iyo eedayn usoo Jeediyey Maamulka Galmudug iyo Damjadiid.
Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.