Wararka Maanta
Tacsi Tiiraanyo leh allaha Unaxariisto Bashiir Faarax Diiriye “Garaabaaye”.
Innaa lillaah wa inaa ilayhi Raajucuub Geerida ku timid Bashiir Faarax Diiriye “Garaabaaye” oo ku geeriyootay degmada Caabudwaaq ayaa waxaa looga tacsiyeynayaa dhamaan ehelkii iyo dhamaan […]
allaha unaxariistee Abwaan Khaliif Faarax Xayir oo ku geeriyooday dalka Sweden
Ilaahay ha unaxariistee waxaa magaalada Gothenburg ee caasimada labaade dalka Sweden ku geeriyooday abwaan Khaliif Faarax Xayir oo kamid ahaa dhalinyarada hal-abuurka ah ee Soomaaliyeed […]
Wasiirka Qorshaynta Jamaal Maxamed ayaa baarlamaanka hortay
Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Ajendaha kulanka Maanta ayaa ahaa Akhrinta […]
Madaxada Amisom iyo Safiiradooda ayaa Sheegay in diyaar u yihiin Fulinta Amarkii Madaxwaynaha Soomaliya ee laguga dagaalamayo Alshabab”Sawiro”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Raiisul Wasaaraha Xukuumadda, Saraakiisha ugu sarraysay Ciidanka Xoogga Dalka, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa kulan muhiim […]
Maqal iyo Muuqaal:Telefishinka Kalsan oo Laga Mamnuucay Soomaliland kadib markuu tabiyey Rabshado looga soo horjeedo Muuse Bixi
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland Cadaani ayaa soo saaray Wareegto uu deegaanada Soomaaliland kaga Mamnuucayo Telefishinka Kalsan waxaana la xiray Xarunta TV-ga ee Magaalada Hargeysa. Wasiirka ayaa […]
70 Arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka Masar oo maanta ka dhoofaya Muqdisho
Illaa 70 Arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka Masar ayaa maanta lagu wadaa inay ka dhoofaan magaalada Muqdisho, iyadoo Madaxtooyada Soomaaliya ay fududeyneyso safarka […]
Ciidamada Ka Howlgala Wadooyinka Muqdisho oo isbadal Lagu Sameeyay.
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ka howlgala Isgoysyada Magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa in Isbadal muuqda lagu sameeyay waxaana sidoo kale Isbadal lagu Sameeyay qaabka Shaqooyinka […]
Madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleed-yada oo heshiis ka gaaray qodobadii la isku mari waayay iyo shirka oo war-murtiyeed laga soo saray
Madaxda ayaa xalay shirar gaar gaar ah lahaa, waxaana laga hadlayay qodobada qaar oo ahaa kuwo la isku mari la’aa, ilo wareedyo ku dhow dhow […]
Daawo:Ciidamo tababar loogu soo xiray gobolka Gedo
Ciidan kamida ciidamada Loo diyaariyey inay alshabab ladagalaman ayaa tobobar loogu soo xiray Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, Munaasabadii tobaabrka loogu soo xiraayey ciidmadaan ayaa […]
Shirka Madaxda Qaranka iyo Kuwa Maamul Gobaleedyada oo la filayo in maanta la soo Gaba-gabeeyo.
Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah la soo gabagabeeyo, iyadoo qorshuhu yahay in laga soo saaro […]
Qatar oo Somalia ku cadaadinaysa inay Safiiro Ikhawaan Al-muslimiin ah magacawdo Dalalkii go’doomiyay Qatar.
Kanaalka Al-akhbaariya ee laga leeyahay dalka Sacuudiga ayaa baahiyay war ku saabsan in saraakiisha Doxa ay cadaadis ku saarayaan xukuumada Soomaaliya inay soo magacowdo shaqsiyaad […]
Ciidamada Xoogga oo Saakay Howgalo baaritaano ah ka wado Degmada Qoryoolay.
Wararka naga soo gaarayo degmada qoryoolay ee Gobalka Shabewlaha Dhexe ayaa soo sheegayo in saakay Ciidamo ka tirsan Militariga Soomaaliya ay dhaq dhaqaaqyo ka wadaan […]
Alshabab oo xalay qof rayid ku dilay degmada Afgooye
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in kooxo bastooladey ah ay qof rayid ah xalay ku dileen degmadaas, sida ay […]
Gaadhi looga shakiyay qarax oo saaka loo xidhay wadad xamar ja-jab
Ciidamada ammaanka ayaa saaka xiray agagaarka Isgoyska Xamar Jajab, halkaasoo la dhigay gaari looga shakiyay inuu qarax saaran yahay, iyadoo dadka iyo gaadiidka laga celinayay […]