Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Duleedka Goldogob kula kulmay Saraakiil Itoobiyaan ah
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar Cameey ayaa Maanta gaaray Magaalada Goldogob ee Galbeedka Gobolka Mudug,waxaana halkaa ku soo dhaweeyay Odayaasha Degmada Goldogob, Degmada […]