Daawo Sawirrada: Xaaska madaxweynaha oo casho sharaf u sameysay qoyska S/guud Maxamed Cali Samatar

Marwada Madaxwenaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxa ay casho sharaf ugu sameesay Qoyska Marxuum S/guud Maxamed Cali Samatar.

Marwo Qamar Cali Cumar ayaa mar kale uga tacsiyeesay Qoyska Geeridii Naxtinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee S/guud Maxamed Cali Samatar , waxa ayna Alle uga bariday in uu janadii fardowso ka warabaiyo, iyagana samir iyo iimaan ka siiyo.

Qoyska Jeneral Maxamed Cali Samatar ayaa uga mahad celiyay Marwada koobaad ee Madxaweynaha Soomaaliya marwo Qamar Cali CUmar soo dhaweynta ay u sameesay iyo aaska Qaran ee loo sameeyay Marxuunka.
sa

samat

samater

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.