Articles by admin
Askarta Galmudug oo Gabdho Kasoo Jeeda Caabudwaaq Kufsadey
Askar ka tirsan ilaalada Madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa labo gabdhood oo kasoo jeeda Waqooyiga Galgaduud sida Caabudwaaq,dhabad,Balanbal,Bangeele,Dalsan iyo kuwa kale ugeestay Kufsi, labadaan gabdhood mid […]
Magaalada Kismaayo oo caawa laga maqalay Qaraxyo Xooggan
Wararka laga helaayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegayo in caawa halkaasi laga maqlayo qaraxyo xoogan oo la sheegay in loo adeegsaday Bamgacmeed, […]
Warbixin Habacsanaanta Siyaasiyiinta Waqooyiga Galgaduud ee arimaha Doorashada 2016 “Dhageyso”
Waxaa dhawaan dhici doona doorashada aqalka sare iyo kan barlamaanka dowlada Soomaliya, bulshada wagooyiga Galagduud sida Caabudwaaq,dhabad,balanbal,bangeele,dalsan iyo deeganada ku hareereysan ayaa qodo uyeeshey labo […]
Musharax Xildhibaan Cabdulaahi Yuusuf oo lagu soo dhaweeyey Caabudwaaq “Dhageyso+Sawiro”
Xildhibaan Cabdulaahi Yuusuf ahna Musharax utaagan Markale Xildhibaanada Dowlada Soo socota ayaa lagu soodhaweeyay Magaalada Caabudwaaq soo dhaweyntiisa waxaa kaqayb galay qabaha kala duwan ee […]
Musharax Shukri Cabdi Warsame(Shukri Anab ) Siwayn Loogu soo dhaweeyey Caabudwaaq
Musharaxada Shukri Cabdi Warsame(Shukri Anab ) Ayaa Maanta Si Qurux Badan loogu soo Dhaweeyay Degaanka Caabudwaaq Shukri Anab oo ah Musharaxada U taagan inay Matasho […]