Askarta Galmudug oo Gabdho Kasoo Jeeda Caabudwaaq Kufsadey

kufi

Askar ka tirsan ilaalada Madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa labo gabdhood oo kasoo jeeda Waqooyiga Galgaduud sida Caabudwaaq,dhabad,Balanbal,Bangeele,Dalsan iyo kuwa kale ugeestay Kufsi, labadaan gabdhood mid kamid Ayaan qaan gaarin oo dadeena yar tahay sida ay sheegayaan dadka yaqaana, dhawaacii ay u geysteen Askarta Galmudg ayaa lagu dabiibayaa isbitaalka ilaa iyo hadana majiraan cid loo soo qabtey, Maamulka Galmudugna waa diideen inay ka hadlaan kufisgaan looo gaystey gabdhaahan.

waxii kasoo kordha wararkeena dambe kala socda

1 Comment

  1. Adinku gabdhaad kahadlaysaaye
    Wax kadaran ayaanu filaynaa inay dhacaan lakiin waxaan rabaa inaa usheego soomaalida waxay iska xugmiya waxaysan cadaynteeda haynin waxaa ugajeeda waxaan ognahay inay xaqiqqtahay gabadha lakufsaday anay kufsadeen dadkasoojeeda south galmudug
    Marka ninka inkiraayow adigu cadaalad darada joogi iyo inaad qof dhibanaa xaqirto

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.