Warbixin Habacsanaanta Siyaasiyiinta Waqooyiga Galgaduud ee arimaha Doorashada 2016 “Dhageyso”

Waxaa dhawaan dhici doona doorashada aqalka sare iyo kan barlamaanka dowlada Soomaliya, bulshada wagooyiga Galagduud sida Caabudwaaq,dhabad,balanbal,bangeele,dalsan iyo deeganada ku hareereysan ayaa qodo uyeeshey labo kamida aqalka sarre taasna waxaa cagta ku dhuftay Cabdikariim guuled oo usheegay xildhibanada Galmududg ee kasoo jedda waqooyiga galgaduud, madaxwayne kuxigeenka,Barlmaanka federalka somaliya xunaha uga Jira, wasiiro iyo odayaalba inaysan heleen wax kabadan hal xubin,
hadaba Deeq faandhe ayaa arintaas ka hadlay madaama siyaasiyiintii kale kadhiidhiyi waayeen halka xubin ee aqalka sare.
Hoos kadhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.