Musharax Shukri Cabdi Warsame(Shukri Anab ) Siwayn Loogu soo dhaweeyey Caabudwaaq

Musharaxada Shukri Cabdi Warsame(Shukri Anab ) Ayaa Maanta Si Qurux Badan loogu soo Dhaweeyay Degaanka Caabudwaaq Shukri Anab oo ah Musharaxada U taagan inay Matasho Shacabkeda Qabashada Xilka Xildhibaanada La soo xulayo 2016 ayaa waxay wax badan ka qabatey horumarinta adeeganada waqooyiga galagaduud Shukri Anab Ayaa Hadalkeeda Ogu badanaa kashaqeynta Nabad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.