Articles by admin
Warbixin Habacsanaanta Siyaasiyiinta Waqooyiga Galgaduud ee arimaha Doorashada 2016 “Dhageyso”
Waxaa dhawaan dhici doona doorashada aqalka sare iyo kan barlamaanka dowlada Soomaliya, bulshada wagooyiga Galagduud sida Caabudwaaq,dhabad,balanbal,bangeele,dalsan iyo deeganada ku hareereysan ayaa qodo uyeeshey labo […]
Musharax Xildhibaan Cabdulaahi Yuusuf oo lagu soo dhaweeyey Caabudwaaq “Dhageyso+Sawiro”
Xildhibaan Cabdulaahi Yuusuf ahna Musharax utaagan Markale Xildhibaanada Dowlada Soo socota ayaa lagu soodhaweeyay Magaalada Caabudwaaq soo dhaweyntiisa waxaa kaqayb galay qabaha kala duwan ee […]
Musharax Shukri Cabdi Warsame(Shukri Anab ) Siwayn Loogu soo dhaweeyey Caabudwaaq
Musharaxada Shukri Cabdi Warsame(Shukri Anab ) Ayaa Maanta Si Qurux Badan loogu soo Dhaweeyay Degaanka Caabudwaaq Shukri Anab oo ah Musharaxada U taagan inay Matasho […]
Qurba Joogta USA Oo Baaq nabadeed U Diray Oo Cabudwaaq
Qurba Joogta USA Oo Baaq nabadeed U Diray Oo Cabudwaaq Waxaa shalay oo bisha oktoobar 1 ahayd ka dhacay shir ay isugu yimaadeen qurbajoogta USA […]