Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by Mohamed Abdi

Daawo: Mashaariic Hormarineed oo lag Fulinaayo Degmada Baardheere oo Degmadaasi looga Dhawaaqay.

4th May 2016 Mohamed Abdi 1

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa Maanta Munaasabad Sagootin ah loogu sameeyey Wafdigii ka socday Jubaland ee uu horkacayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha […]

Degdeg: Akhriso Wareegtadii Xilka Looga Qaaday Gudoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Ceydiid Ilka Xanaf.

4th May 2016 Mohamed Abdi 0

Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii Maxkamada Sare ee dalka iyo gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka ee gobalka Banaadir. Degreetada ka […]

Daawo: Hees Cusub oo la Magacbaxday ha Tahriibin Aabo oo uu Dhawaan Soo Saaray Abwaan Aadan Shimbiroleys.

4th May 2016 Mohamed Abdi 4

xilli Muhaajiriin badan oo Soomaali ah ay bishii tagtay ku dhinteen badda u dhaxeysa Talyaaniga iyo Gariiga ayaa Fanaaniinta Soomaaliyeed waxay isku hawleen Soo Saarista […]

bardhere

Daawo: Muuqaal Cajiib ah oo laga soo duubay Bilcda Baardheere iyo Hormarka Degmadaasi ka jira Xilligan.

4th May 2016 Mohamed Abdi 1

Iyadoo Degmada Baardheere ee Gobolka gedo ay ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM gacanta ku dhigeen bartamihii Sanadkii Tagay, ayaa Degmadaasi waxya ku talaabsaneysaa Horumaro Dhinaca […]

Degdeg: Kooxda Atletico Madrid oo u soo Gudubtay Wareega Finalka ee Koobka Champion League-ga

3rd May 2016 Mohamed Abdi 1

Xulka Qaranka ee ka dhisan Dalka Spain ee Atletico Madrid ayaa goordhaweyd guul ka gaaray Ciyaar Semi Final aheyd oo ay la dhelayeen Kooxda Jarmalka […]

Posts pagination

« 1 … 8 9

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes