Barlamaanka Soomaaliya oo Kor yimid 46 milyan oo dollar oo Deyn iyo Aadan Madoobe oo Been sheegay koramka

Aadanmadoobe

Gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka been sheegay kooramka Xildhibaanada Soomaaliya ee soo xaadiray kalfadhiga golaha shacbaka.

Waxaa dood iyo buuq ka dhashay ansixinta maaliyada Soomaaliya taas oo ay ku jirtay dayn la.sheegay in laga qaatay bankiga horumarinta yurub taas oo gaaraysa 46 Milyan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.