Gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka been sheegay kooramka Xildhibaanada Soomaaliya ee soo xaadiray kalfadhiga golaha shacbaka.
Waxaa dood iyo buuq ka dhashay ansixinta maaliyada Soomaaliya taas oo ay ku jirtay dayn la.sheegay in laga qaatay bankiga horumarinta yurub taas oo gaaraysa 46 Milyan.
Leave a Reply