Daawo:Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Go’aamadii kasoo Baxay Kismaayo

xasansheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo olalaha dooraahada ee uu kawado muqdisho ayaa ka hadlay go’aamadii kasoo haxay shirkii kismaayo ayaa yiri “Gogosha wadahadalka waa furan tahay, dowladdu jawaab cad ayey ka soo saari doontaa baaqii Kismaayo, wixii wanaagsan oo ku jira waa la qaadaneynaa, gaar ahaan qodobkii ay ku dalbadeen in la wadahadlo, dowladdu baaqaas waxay ka soo saareysaa jawaab rasmi ah.”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.