Khayre oo Ka Hadlay Sida Loo Weeraray isaga iyo Ilaaladiisa

KHAYRE

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay weeararkii ciidaamada dowladu ay ku dileen qaar kamida ilaaladiisa.

Xasan Cali Khayre ayaa yiri “Wiilkii aniga gaariga ii saarnaa ayey Saban ku dhufteen ilaa barxada siinaay ayeyna xabadu nagu socotay,in Nala laayo ayey ujeedadu aheyd”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.