Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay weeararkii ciidaamada dowladu ay ku dileen qaar kamida ilaaladiisa.
Xasan Cali Khayre ayaa yiri “Wiilkii aniga gaariga ii saarnaa ayey Saban ku dhufteen ilaa barxada siinaay ayeyna xabadu nagu socotay,in Nala laayo ayey ujeedadu aheyd”
Leave a Reply