Daawo:Rooble oo Iclaamiyey Dagaal ka Dhana Madaxwayne Xasan Sheekh

Rooble

Ra’isalwasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Dagaalkii Dowladu ku qaaday Madasha Samatbixinta kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Rooble ayaa yiri “Shacabka waxaan usheegayaa dhulboob waxaa wehliya gumaad, Madaxweyne xasan shiiq waxaan leeyahay miyirka hakugu soo noqdo shacabkana ha kacaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.