Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2025

muqdisho

Soomaaliya Ka mid ah Wadanada Aduunka Ugu Amni Xun ayaa laga Xusay Maalinta Dalxiiska

30th September 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo maanta ka qeybgalay munaasabad lagu xusayey maalinta Dalxiiska Soomaaliya,ayaa sheega […]

Galmudug

Daawo:Barlamaanka Daawo:Galmudug oo Ansixiyey Hindise Sharciyeed

29th September 2025 admin 0

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka nidaaminta, ruqsad-siinta mihnadlayaasha iyo xarumaha caafimaadka Galmudug.

Qaybdiid

Daawo:Cabdi Qaybdiid “Xasan Sheekh Waxuu Qabtay Majiraan aan Burbur Ka ahayn

29th September 2025 admin 0

Senator Cabdi Qaybdiid oo Ka qayb galay kulankii Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Xildhibaanada Labada Aqal ee Soomaaliya ayaa ka hadlay wax qabadkii Madaxwayne Xasan Sheekh. […]

Xamze

Daawo:Ra’iisalwasaare Xamse oo Ku Baaqay in La Barto Luqada Carabiga

28th September 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda furitaanka Barnaamijka Xoojinta Af-Carabiga ee Soomaaliya, isagoo xusay muhiimadda […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya

28th September 2025 admin 0

:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Mudane Charles […]

Ugaasmaxamuud

Daawo:Ugaas Maxamed oo Ka Hadlay Baaqashada Ku Timid Bananbixii Ka dhici Lahaa Muqdisho

27th September 2025 admin 0

Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa ka hadlay Doorka ay qaateen ee lagu baajiyey Banaanbixii Mucaaradka Dowlada Soomaaliya Maanta oo Sabti ah Ku qaban Lahaayeen Muqdisho.

shariif

Sheekh Shariif oo Ka hadlay Dil uu Ka Badbaaday iyo Bananbixii

26th September 2025 admin 0

Madaxeayihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Odayaal ku hayb ah oo la xiray, Bananbixii Sabtida Dhacaya iyo dil uu ka badbaaday.

calan

Suurad Xumaynta Taarikhda Soomaalida!!!

26th September 2025 admin 0

Taariikhda Soomaalida ilaa xad waa qoran tahay Turkiga iyo Cismaaniintii baa wax ka qoray,Carabta oo wax badan dhaqan,ganacsi iyo xiriir Diineed ay lahaayeen baa wax […]

qoorqoor

QoorQoor oo ka qayb galay saxiixa qandaraaska dhismaha waddada Dhuusamareeb ilaa Qiridhi

25th September 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor), ayaa ka qayb galay saxiixa qandaraaska dhismaha waddada Dhuusamareeb ilaa Qiridhi, oo dhererkeedu yahay 60 km. […]

Xamze

Ra’iisalwasaare Xamse oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Muqdisho Ka dhacay

25th September 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa ka hadlay dagaalkii shalay lagu qaadaay Xubanaha Madasha Samatabixinta kaas oo sababay Dhimasho iyo Dhaawac. Xamse oo ka hadlaayey […]

shariif

Sheekh Shariif oo Ku Dhawaaqay Bananbaxyo Waawayn oo Ka dhacaya Muqdisho

24th September 2025 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlaayey dagaalkii maanta Siinay ka dhacay ayaa ku baaqay Bananbaxyo waa wayn oo bulshada qaybaheeda kala […]

Rooble

Daawo:Rooble oo Iclaamiyey Dagaal ka Dhana Madaxwayne Xasan Sheekh

24th September 2025 admin 0

Ra’isalwasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Dagaalkii Dowladu ku qaaday Madasha Samatbixinta kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Rooble ayaa yiri […]

KHAYRE

Khayre oo Ka Hadlay Sida Loo Weeraray isaga iyo Ilaaladiisa

24th September 2025 admin 0

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay weeararkii ciidaamada dowladu ay ku dileen qaar kamida ilaaladiisa. Xasan Cali Khayre ayaa yiri “Wiilkii […]

Saacid

Daawo:Ra’isalwasaare hore Saacid Faarax “Xasan Sheekh Dowladnimo Marabo

24th September 2025 admin 0

Ra’isalwasaarihii Hore ee Soomaaliya Saacid Faarax Shirdoon ayaa ka hadlay dagaalkii maanta lagu qaaday Madasha Samatabinxta Soomaaliya. Saacid Faarax ayaa sheegay “Maanta waxa dadweynaha iiga […]

farmaajo

Akhriso:Farmaajo oo Cambaareeyey Weerarkii Ka dhacay Suuqa Siinay

24th September 2025 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Dhacdadii ka dhacday Suuqa Siinay ee magaalada Muqdisho. Tacaddiga iyo jirdilka loo geystay dadka waayeelka […]

Posts pagination

1 2 … 4 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes