Senator Cabdi Qaybdiid oo Ka qayb galay kulankii Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Xildhibaanada Labada Aqal ee Soomaaliya ayaa ka hadlay wax qabadkii Madaxwayne Xasan Sheekh.
Sanetor Cabdi Qaybdiid ayaa yiri mar uu la yaabay wax qabadkii Xasan Sheekh ayaa yiri “Madaxweynuhu sida uu wax u arkay buu u sheegay marka kheyr baan u rajeyn”.
Leave a Reply