Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helaayaa Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xerada Ciidamada Xooga Soomaaliya ee Damaanyo, waxaana qaraxaas ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.
Qof ismiidaamiyey ayaa iskuqarxiyey xerada ciidanka ee Damaanyo, marka qaraxu uu dhacayayay waxaa safaf kujiray dhalinyaro cusub oo ciidanka qoranaysay, qaraxa ayaa sababay Khasaare dhimasho oo gaaraya 20 Qof halka tira 30 qof ay ku dhaawacmeen.
Leave a Reply