Daawo:Qarax Ka Dhacay Muqdisho oo Gaystay Khasaaro Isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac

qorax

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helaayaa Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xerada Ciidamada Xooga Soomaaliya ee Damaanyo, waxaana qaraxaas ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.

Qof ismiidaamiyey ayaa iskuqarxiyey xerada ciidanka ee Damaanyo, marka qaraxu uu dhacayayay waxaa safaf kujiray dhalinyaro cusub oo ciidanka qoranaysay, qaraxa ayaa sababay Khasaare dhimasho oo gaaraya 20 Qof halka tira 30 qof ay ku dhaawacmeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.