Daawo:Qarax Ka Dhacay Garoonka Diyaradaha Baraawe oo 1asaaro Sababay

baraawe

Faahfaahin dheeeaad ah laga paga helayaa qarax ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baraawe.

Gaari nooha ah ayaa qarax lagu soo xiray kaa oo uu lahaa mid kamid ah ganacsatada qaadka magaalada Baraawe waxana gaariga uu qarxay markii uu gaaray Parking-ka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baraawe

Inta la xaqiijiyey waxaa dhintay 2 ruux halka 4 qofna ay dhaawac yihiin sida ay sheegayaan laamaha amaanka ee garoonka diyaaradaha Baraawe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.