
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa eedeyn kulul u jeediyey siyaasiyiinta mucaaradka ah gaar ahaan Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmwd.
Madaxwayne Xasan ayaa yiri “Siyaasiga dhahaya hal Guuto oo Ciidan dagaalami karto majirto ma AS ayuu taageerayaa wuxuuse sii lee yahay AS ayaa Muqdisho qabsan rabto balaayo ayaa soo socota anaga ma fahmin ula jeedkiisa”
Leave a Reply